Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Afhayeenka Jaaliyada Jubaland ee Waqooyiga Mareykanka ayaa Wareysi dheer oo dhinayo taabanaya uu siiyey Warbaahinta Markabley ayaa waxaa uu kaga Hadley aragtidiisa ku aadan Xaalada Siysasadeed iyo mida Bulsho ee Xilligan uu wajahayo Gobolka.
Dhinaca kale waxuu Rajo Wanaagsan uu ka muujiyey Howsha dhaqaale uruurinta Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Gedo ee ay Wadaan Qurba joogta iyo halka ay wax marayaan.
HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAN GUREY XAAJI FAARAX