Todobaadkan Barnaamijka 1aad ee Bulsho Nabada ayaan Waxa aan ugu hadli doonaa Nabad dhisida iyo Waxyaabaha inta badan dhaliya khilaafaadka deegaanada Soomaalida ka dhex dhaca.
Barnamijkan Bulsho Nabada waxaa soo saaray idaacada Markabley waxaana naga taageeray BBC Media Action waxaana Maalgaliayay Midowga yurub
HALKAN KA DHAGEYSO ROGAL CELISKA BARNAAMIJKA 1AAD EE BULSHO NABADA