Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo isku raacay qodob ay horay DFS uga diiday Maamulkasi

5

Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa Baydhabo kula kulmay Saraakiil sare oo katirsan Militeriga Itoobiya, oo ay kawada hadleen dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

Lafta-Gareen ayaa u sheegay Saraakiisha inay Ciidanka Itoobiya kaliya ka howlgali doonaan deegaanada Koonfur Galbeed, xili dowladda Soomaaliya rabto inay ku bedesho Askarta Masar, oo dhawaan dalka imaanaya.