Jubaland oo eedeyn culus oo ku saabsan dagaalkii Baardheere u jeedisay DF

11

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubaland ayaa soosaartay war-saxaafadeed ku saabsan dagaalkii ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo shalay.

Waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay qaadeyso mas’uuliyadda khasaaraha ka dhashay duulaanka ay Ciidamadeeda ku qaadeen degmada, oo Jubaland maamulaysay.

 

May be an image of map and text