Ka dhageyso Radi Markabley Baardheere Maalin io Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Daryeelka Bulshada.
Farimaha Wacyi gelinta ee Daryeelka Bulshada waxay idinkaga timid hay’adaha Human Development Concern-HDC oo kashaneyso Hay’addaha UNFPA iyo USAID Waxaadna Fariintaan ka dhageysanaysan Radio Markabley Baardheere ,hirkiisa FM 88,8 MHTZ iyo Barta aan ku leenahay Facebooga,radiomarkabley.
![]()
Halkan ka dhageyso Fariimaha Wacyi gelinta Daryeelka Bulshada











