Mas’uuliyinta Maamulka degmada Baladxaawo ayaa sheegay inay ku Biireen DF ee Soomaaliya. waxaana Saaka Baladxaawo ka tagey Gen.Yuusuf Dhuumal oo ah Wasiirka Amniga Gudaha ee Jubbaland.
C.fitax Nuur Mataan oo ah G.ku xigeenka 1aad ee Degmada Baladxaawo oo la hadlayey Warbaahinta ayaa Xaqiijiyey Go.aanka ay Qaateen.
Isbedalkan ku yimid Degmada Baladxaawo ayaa waxaa uu la xariira ka dib markii shaley Degmadasi ay gaareen Taliyayaasha Ciidamada Gobolka Gedo sida Nabad sugida.Booliska iyo Malateriga