Xeradii hore ee Ex Damaanyo ayaa loogu magacdaray Sarreeye Guuto Maxamed Ibraahim Faarax ( Gen. Gordan)
Labada xero ee Damaanyo iyo Gen. Gordan oo iska soo horjeeda ayey DFS sheegtay in magacyadii ay u kala bedeshay.
Arrintaan ayaa hadalheyn ka dhalisay baraha ay ku xiriirto bulshaddu.