Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

15

Barnaamijkeena maanta ayaa ujeedadiisu ay tahay Balaarinta aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ee Nafaqada iyo Bad Qabka Cunnooyinka,Mowduucana waa Quudinta Qoyska

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 24/11/2024 Barnaamijkani oo ah kii 50 aad , sida hagaasan ee loo maareeyo goosasgada Dalaga ,xilligan oo muhiim u ah Beeraleyda.

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA