Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Balaarinta aqoonta iyo sare u qaadida dhaqamada wanaagsan ee Bad Qabka Cunnooyinka ,Nafaqada Wanaagsan ee Xoolaha iyo Caafimaadka Wanaagsan.
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 03/11/2024 Barnaamijkani oo ah kii 47aad ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada,
Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA