Ka dhageyso Radio Markabley Maalin iyo Habeen kasta Barnaamijka Ceymiska Xoolaha.

7

Si loo helo Hanaan Ceymis oo wax tar u leh Dadka Reer Miyiga Xilliyada Abaarta,Radio Markabley ayaa waxuu diyaar kuula yahay Baahinta Barnaamijyo la Xariira Ceymiska kala soco Warbaahinta Markabley Hirkeeda  FM 88.8 MHTZ,Ama www.Radio Markabley.com  ama Barteena Facebooga oo ah Radio Markabley.

Barnaamijka Wacyigalinta Caymiska Xoolaha ayaa hadafkiisu yahay sidii Dadka reer Miyiga ah ay u heli lahaayeen hanaan ceymis oo xal u noqda guud ahaan noloshooda,Gaar ahaan xiliyada Abaarta.

Halkan ka dhageyso Taxanaha Xaqladii 7aad ee Maal gelinta Ceymiska Xoolaha.