Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 22-08-2023

15

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha TodobaadkanSidee dowladda Shacabka Soomaaliyeed wax ugu qaban kartaa Canshuurta laga qaado mana jirtaa baahi badan oo u baahan in wax laga qabto?

Mahadsanidiin

Barnaamij soo saare’:Cabdiqaadir Jakaarta

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA