Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaHabka Wanaagsan ee Diyaarinta Digada Xoolaha wax beerashada Fiican,Diyaarinta Dhulka , Sida kor loogu Qaado Wax soosaarka Dalagyada ku baxa Digada Xoolaha iyo Waxyaabaha la Qurmiyey si ay Ciida u Nafaqeeyaan.
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay
28/07/2024 Barnaamijkani oo ah kii 32aad ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada,
Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA