Ugaaska Beesha SADE oo Go,aano Xasaasi ah ka soo saarey Xaalada degmada Cabudwaaq

25

Ugaaska Beesha SADE Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Farah ayaa warbixin cusub ka soo saarey Xaalada degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud,ka dib markii Dadka Shacabka ee ku dhaqan degmadaasi ay gacanta ku dhigeen Hub si Sharci daro ah loo soo geliyey dgmadaasi.

Ugaaska ayaa ka digey in Hubkaasi loo isticmalo dadka deriska la ah  Beeshaasi iyo in loo isticmaalo wax kasta uu horin Colaad Qabaa,il,waxuuna ka digey in la soo weeraro dadka degan deeganada Beesha ay degto sida degmooyinka Cabudwaaq iyo Balan Bale.

Waxuuna u Mahadceliyey Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Axmed Kaariye Qoor qoor.

Hadaba arimahaasi oo idil waxaa la socdey,islamarkaana inoo sharaxaya Qodobada ka soo baxay Shirka Jaraa,id ee Ugaska uu Qabtey Mahad Caano geel oo ka mid ah Qurbajoogta Beesha ee degan Dalka Holand.

 

HALKAN KA DHAGEYSO QODOBADA KA SOO BAXAY SHIRKA JARA,ID EE UGAASKA