Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 25-07-2024

19

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha TodobaadkanCanshuurta ay dowladda Soomaaliya ka qaado Shacabka Soomaaliyeed ma aaminsan tahay in sidii la rabay wax loogu qabtay?

Mahadsanidiin

Cabduqaadir Jakaarta -SOMA Program Coodinator.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA-BAARDHEERE