Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaHabka wax beerashada Fiican,Diyaarinta Dhulka iyo Goosashada Tacabka,Mowduuca Todobaadkani ayaa waxaan ku eegi doonaa Sida kor loogu Qaado Wax soosaarka Dalagyada feeraleyda Galeyda iyo Maasagada
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay
14/07/2024 Barnaamijkani oo ah kii 30aad ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada,
Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA