Wareysi :Xaalada Magaalada Luuq oo Degan,ka dib markii uu saaka ka dhacay Dagaal Khasaaro geystey

26

Xaalada Nabadgelyo ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta degan ka dib markii subaxnimadii hore ee saaka uu ka qarxay Dagaal culus oo sababay khasaarooyin kala duwan,dagaalka aya la sheegay inuu salka ku hayay Dilal aano Qabiil la xariira oo shaley iyo xaley ka dhacay degmadasi.

Waxaana sidoo kale Dab la qabad siiyey Bacaadlahii ku yaaley degmadaasi,ilaa iyo hadda lama oga cidii ka dambeysay.

Hadaba si aan arimahaasi oo idil aan wax uga ogaano ayaa Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi Waxaa uu ka wareystey arimahaasi oo dhan Wariyaha Raadiyo Markabley uga soo warama degmada Luuq,Wariye  Luqmaan.

 

HALKAN KA DHAGEYSO WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DEGMADA LUUQ