Madaxweyne hore Farmaajo oo baaq ka soo saaray colaadaha ka jira dalka

11

Madaxweynihii hore ee, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xuska 26-ka June, isaga oo shacabka ugu hambalyeeyay 64-guurada ka soo wareegtay markii xorriyadda qaateen gobollada waqooyi