Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

18

arnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka cunooyinka iyo Nafaqada,Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Ujeedada Barnamijka ayaa ah Nafaqada iyo bad baadada Cunnada .

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 23/06/2024 Barnaamijkani oo ah kii 27

aad Badqabka Cunnooyinka ee dhageystayaasheena  iyo Nafaqada Wanaagsan ee Qoyska iyo Nadaafada

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA