Qoor Qoor oo war cusub kasoo saaray dagaal beeleedyada

16

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa, isagoo salaadda kaddib shacabka ku boorriyay iney is cafiyaan sidoo kalana is taageeraan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale khudbaddiisa salaadda kaddib ka hadlay dib u hishiisiinta iyo qasaaraha laga dhaxlo dagaallada qabiillada.