Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 13-06-2024

20

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

 

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

 

Su’aasha TodobaadkanSidee looga saari karaa dadka degan dhulalka Dowladda ee Danta guud maxaase laga rabaa dowladda Soomaaliya?

Mahadsanidiin.  

Cabduqaadir Jakaarta, SOMA Program Coodinator
KA DHAGEYSO HALKAN BARNAAMIJKA WADAAGA SOMA EE TODOBAADLAHA