Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

9

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona hordhaca iyo Mabaa,diida Cilmiga Cimilada.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 14/04/2024 Barnaamijkani oo ah kii 18 aad, hordhaca iyo Mabaa,diida Cilmiga Cimilada.taasoo muhiim u ah sugnaanta Dallaga Beeraha.

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA