Allah ha u naxariistee, waxaa goordhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya, xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye, sida ay ehelkeeda u xaqiijiyeen Warbaahinta Markabley
Wasiirka ayaa dhowrkii maalmood ee tegay ku jirtay isbitaal ku yaalla magaalada Jabuuti, oo ay ku xanuunsaneyd.
Faah-faahin naga filo dhowaan, Insha Allah