Gudigga Gurmadka Fatahaadaha degmada Baardheere oo Codsadey in laga qeyb Dib u dhiska Buundada Baardheere.

53

Ka dib kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Xubnaha Gudigga Fatahaadaha degmada Bardheere iyo Qaar ka md ah Waxgaradka degmada ayaa looga Wada Hadley siddii Dib u dhis loogu sameyn lahaa Buundadii Baardheere oo Go,dey 9kii Bishii Novembar ee Sanadkan.

Buundada oo ku go,adey Fatahaadii uu sameeyey Webiga Jubba ayey sheegeen in ay saameyn balaaran ay ku yeelatey nolosha kumanaan Qoys oo degan degmada Baardheere iyo degmooyinka kale ee Gobolka Gedo.

FG;Hadaba Si aad ugu qeyb qaadatid Dib u dhiska Buundada Bardheere ,waxii aad awoodo ku soo dir –ACCONADA Gudigga Gurmadka Fatahadaha degmada Baardheere oo kala ah:

 Dahabshiil Bank-000109,Amal Bank-512103342332,Salaama Bank-37101336.iyo Evc+252771022605,iyo Lambarka Edahab oo ah 252771022606.