Wasiiro ,Xildhibaano & Ganacsato oo ka qeyb galay Xarig jarka Dib u dayactirka Garoonka diyaaradaha Hobyo

21

Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada  Hobyo ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Dibu dayactir lagu sameeyay Garoonka diyaaradaha Degmadaas  ee Gobolka Mudug

Garoonka  doyaaradaha degmaada Hobyo ayaa  u xayirnaa burbur iyo waxyeelo soo  gaaray waxaa dayactiray Ganacsade  ka soo jeeda  degmadaas.

Wasiirka Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Axmed Xasan Aadan,wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Alcadaala, Senator Duniyo ,Xildhibaan Dhabancad, Wasiir ku xigeenka Howlaha guud Xukyymada Federaalka Soomaaliya  iyo masuuliyiin kale ayaa dhammaantood dhiiri galiyey dib u dhiska garoonka diyaaradahaa degmada Hobyo ee gobolka Mudug.