Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 6-sargaal oo ka tirsan waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda Maaliyadda XFS kuwaasi oo ku eedeysan Musuq-maasuq, sameynta Documents been Abuur iyo ku Tagri Fal awoodda Xafiis dowladeed
