Xarunta Maamulka degmada Baardheere oo Maanta lagu Qabtey kulan lagu taageerayo Jubaland.

71

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galey G.ku xigeenka Gobolka Gedo.Dhamaan Xubnaha Maamulka degmada Baardheere.odoyaasha degmada. Haweenka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee degmada.

Dhamaan Xubnahii ka hadley kulanka ayaa ku amaanay,islamarkaana bogaadiyey go,aankii masiriiga ah ee ay qaateen  Maamulka degmada Baardheere ,kaasoo la xariirey inay muhiim ay tahay in lala shaqeeyo Dowlad Goboleedka Jubaland.