Shirkaan ayaa ahaa kiisa koowaad oo isku keenay Odayasha dhaqanka Beesha sade mareexan ayaa lagaga hadlay Aayo-Katalinta & midnimada beesha sade mareexan,tasoo u muuqaneysa inay la dhac saneyn xaaladaha ku soo kordhey Gobolka Gedo ee Jubaland.
Gudoomiyaha Deg. Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey ayaa boggaadiyay dadaallada isimada dhaqanka ee lagaga tashanaya Aayo-katalinta iyo
Horumarinta beesha sade uguna baqay odayasha dhaqanka in si guud loo ilaaliyo qadiyada beesha ee ugu horeyo dhaqanka.
Odayasha, Nabadoonada iyo cuqaasha beesha ayaa dhamman degmoyinka Gobalka Gedo iyo deegaannada ay beesha dagto ku safari doona, kulankan ayaa waxaa xiigo doona shirweyne Guud oo ay beesha ku balantay.