Xildhibaannadi soo jeediyey Mooshin lagu dalbanaayo in la sii daayo Cabdalla Muumin

48

Magacyada xildhibaannadi saxiixay Mooshinka kiiska Cabdalla Muumin ee u hiilliyey xorriyadda Saxaafadda iyo dhowrista sharciyada dalka u yaalla.

1. Xilldhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid

2. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow

3. Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin

4. Xildhibaan Maxamuud Axmed Aadan

5. Xildhibaan Nasra Saalax Cabdi

6. Xildhibaan Duniya Cismaan Yuusuf

7. Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif

8. Xildhibaan Maxamed Muxumed

9. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamuud Daqare

10. Xildhibaan Maxamed Aadan Daahir

11. Xildhibaan Cali Xasan

12. Xildhibaan Nasra Mahdi Caraale

13. Xildhibaan Yuusuf Maxamed Ismaaciil

14. Xildhibaan Dr Saciid Maxamed Cali

15. Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed

16. Xildhibaan Aadan Maxamed

17. Xildhibaan Maxamed Cali Cumar

18. Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar

19. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimu

20. Xildhibaan Faarah Cabdi Diini

21. Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar.

22. Xildhibaan Sahuur Xaaji Culusow

23. Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble

24. Xildhibaan Cabdisamad Macalin Xasan

25. Xildhibaan Maxamed Shekh Nuur

26. Xildhibaan Nuuriya Aadan Ciise

xildhibaannada golaha shacabka ayaa u codewyey Mooshinka waxayna dalbadeen in xorriyadiisa si deg deg ah uu u helo ayagoo shewgay inuu afduubanyahay.

Xoghayaha SKS Cabadalla Muumin ayaa si afduub ah looag soo xiray hotel Jazeera maalinti Khamiista.