Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Habka Wanaagsan ee Wax Beerashada

53

Barnaamijka 27aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa sida hagaagsan ee loo maareeyo goosashada Dalaga iyo sida loo habeeyo marka dalaga la goosto,xiilgan oo muhiim u ah Beeraleyda si loo xaqiijiyo tayada dalagyada uu soo saarey iyo inuu ka fogaado khasaaraha ku dhaca.

Barnaamijkan Maanta waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Deeq bixiyayaasha ,Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 12/02/2023,Barnaamijkani oo ah kii 27aad ee Habka wanaagsan ee Wax beerashada

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Deeq Bixiyayaasha iyo weliba Idaacadeena.

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA EE HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHA