Ka dhageyso;Radio Markabley Bardheere Todobaad kasta Barnaamijka Wadaaga SOMA

70

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback su’aasha hoose lagu weydiinayo dhageysteyaasha iyadoo loo furayo khadka taleefanada.

2- Axadda (ku celis) in la baahiyaa Barnaamijka oo ah 20 daqiiqo iyo feedback su’aasha hoose lagu weydiinayo dhageysteyaasha iyadoo loo furayo khadka taleefanad.
Su’aasha TodobaadkanSidee bulshada uga qeyb qaadan kartaa horumarinta deegaanka?
Mahadsanidiin.
 

Waxaana Barnaamijkkan idiin soo saarey Wariye Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator,waxaana idiin Baahiyey Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE TODOBAADKAN