Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Caali Jeyte Cismaan ayaa isaga baxay xubinimadda Gudiga Maaliyadda ee taaku-leeynta ciidamada Dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan.
War kasoo baxay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayuu ku sheefay in uu ku hoowlan yahay sidii loo xaqiijin lahaa Dadaalada amniga xasiloonidda Gobalka Hiiraan iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isla markaana uu dardar gelinayo howlaha baaxadda leg ee wajibaadka qaran ee saaran.