Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulkaas Mudane Axmed Saney Maxamed , kadib wareegto uu soo saaray.
Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa xilkan u magacaabay Mudane Cabdullaahi Daahir Calasow, sida ku cad wareegtada ka soo baxday xafiiskiisa.
Halkan hoose ka aqriso:-