Ka dhageyso Radio Markabley Maalin kasta Fariimaha la xariira wacyi gelinta Bulshada ee Radiyaha

77

Ka dhageyso Radio Markabley FM Baardheere 88.8 mhtz Fariimahan la xariira wacyi gelinta Bulshada ee Radiyaha,sida ka hor tagida Cudurka Daacuunka iyo hagaajinta Nadaafada,Saxada iyo Faya dhowrka,maalin kasta .07.55 AM,10:50 AM ilaa 11;00 AM iyo 01;55 PM ilaa 2;00 PM.

Fariimahan Wacyi gelinta ah waxaa idiin soo saarey Wasaaradda Caafimaadka DF ee Soomaaliya oo gacan ka helaysa Hay,adda Unicef iyo Hay,adda Caafimaadka Aduunka ee WHO,waxaana idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere.

HOOS KA DHAGEYSO LABADA FARIIMOOD