Somaliland oo ku dhawaaqday in berri aysan soonqaad aheyn

53

Xukuumada Somaliland ayaa sheegta in maalinimada Berri ah aanay ahayn ramadaan isla markaasina aan laga soomi doonin deegaanada Somaliland.

Maalinta Axada ayay bilaabmaysaa Bisha Ramadaan Sida uu wasiirka diinta iyo awqaaftu sheega.

Wasiirka ayaa sheegay in maalinta berri ah aan laga soo soomi doonin deegaanada Somaliland.