Hirshabeelle oo shaacisay Odoyaasha soo xulaya Ergada Saddex Kursi

48

Guddiga Maamulka Doorashada ee HirShabeelle ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo Bulshada Rayidka, kuwaas oo soo xuli doono Ergada dooraneysa Saddex kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee BFS.

Hoos ka akhriso Liiska.