Mareykanka oo wado dadaalo lagu balaarinayo cuna-qabataynta la saaray shaqsiyaadkii ka dambeeyay dib u dhaca doorashada.

31

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegaya in ay jirto saameynta ka dhalan karta cunaqabaeynta visayaasha ee ay dowladda Mareykanku kusoo rogtay shaksiyaatka Soomaaliyeed ee ay aaminsan tahay iney cawabad mu yihiin arrimaha doorashooyinka ee xiligan dalka ka socda.

Xogta ayaa sheegaya in dalal badan oo ku aragti ah Mareykanka ay iyaguna cunaqabateyn saari doonaan siyaasiyiinta Soomaalid.

Dalalkaasi ayaa waxaa ka mid ah:-Djibouti, Ethiopia, Italy, Norway, Kenya, Qatar, Sweden, Turkey, UAE, Uganda, iyo UK, ,waxaa ayna wadaan sidii ay ugu biiri lahaay een arrinta cunaqabateynta visayaasha.

ku dhawaad 60 masuul oo isugu jira madax, siyaasiyiin, saraakiil, iyo qoysaskooda ayaa la sheegay in ay ku jiraan liiskaas ay dowladda maraykanka kusoo rogtay.