Xubin ka mid ah Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga oo is casilay

36

Cabdala Cumar Saalax oo ka mid ah xubnaha Guddiga doorashooyinka ee beellaha Banaadiriga ayaa sheegay in Guddigooda lagu haayo ku takrifal.

Waxaa uu sheegay in xafiiska Raiisulwasaaraha Soomaaliya uu la wareegay awoodii guddiga.

Cabdalla ayaa xusay in uusan aqbali doonin dulmiga lagu haayo beellaha Banaadiriga.

“Waan ka soo baxay Gudigii Doorashooyinka Banaadiriga aan ka tirsanaa markii aan arkay Caalaad darada ka jirta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ” ayaa yiri Cabdalla.