–Inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday qarax daqiiqado kahor ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsi ee Gobolka Bari
Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay meherad shaaca lagu iibiyo oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Goobjoogeyaal la hadlay warbaahinta ayaa shegay in inta ka xaqiijiyay dhimashadu tahay 2 halka dhaawacuna yabay 6 qof.
Qarax kadib waxaa goobta gaaray Ciidamo la tirsan kuwa amaanka Boosaaso, iyagoona halkaasi ka qaaday Dhaawaca iyo dhimashada ka dhashay Qaraxa.
Masuuliyadda qarax majirto Wali cid sheegtay, sidoo kalana wali kama aysan hadlin Maamulka Boosaaso.