Saddex Xildhibaan oo maanta lagu doortay Muqdisho

24

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday Magaalada Mogadishu ee kuraasta Beelaha Soomaaliland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.

Saddexdaan Kursi ee maanta la doortay ayaa ahaa kuwo cusub.

Saddexdaan kursi ayaa waxaa kusoo baxay.

1-HOP#270. C/Wahaab Cadi Cumar.
2-HOP#226. Maryan Maxamed Ciise.
3-HOP#218. Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim.