Koofur Galbeed oo qabaneysa Doorashada 13 kursi oo ka dhaceysa Baraawe

62

Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay shaaciyeen jadwalka doorashada 13 kursi deegaan doorashadoodu tahay deegaan doorashada labaad ee Magaalada Baraawe.

Kuraastaan ayaa horay guddiga doorashoyinka u shaaciyeen in la qabanayo doorashadooda, waxaana hadda socda xulista Ergadii dooran laheyd, kuwaas oo la tababarayo.

Guddiga hirgelinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in soorashada qeybta kuuwaas la diiran doono 7 kursi taariikhda marka ay tahay 9 Bishaan halka 10 Bishaan febaraayo la dooran doono 6 kursi.