War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Amniga Gudaha ee maamul Gobolkeedka Hir-shabeelle ayaa Garoomada Diyaaradaha Magaalooyinka Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle ka Manuucday in hub Laga dajiyo Si baa lagu yiri in loo ilaaliyo Amniga iyo hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka.
Saraakiisha ciidamada ayaa lagu amray in ay sugaan amniga magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne
Dowlad Gobolkeedka Hirshablle ayaa shaacin doonta Doorashada kuraasta ugu horeeysay Golaha Shacabku todobaadkan Gudahiisa,