Dowladda Mareykan ayaa mar kale ka digtay dib u dhac ku yimaada jadwalka doorashada ka dib warqad kasoo baxday Xafiiska Mareykanka ee Geeska Afrika.
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in kuwa qaswadayaasha ah tilaabo adag laga qaadi doono.
“Tallaabo ayaan ka qaadi doonnaa qaswadayaasha, haddii jadwalka cusub ee Golaha Wadatashiga Qaran aan xilligiisa lagu dhaqan gelin” ayuu yiri lagu warka kasoo baxay Mareykanka.
Waa digniintii labaad ee loo diro Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhamaaday muddo 24 Saac gudaheeda.