Golaha Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa sheegay in aysan aqbali doonin Natiijada ka soo baxda Doorashada Golaha Shacabka, haddii la boobo oo aydan caddaalad ku dhicin.
WarSaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Musharixiinta ayay ku sheegeen in ay wadaan kulamo ay la qaadanayaan Ra’iisul wasaare Rooble, Urrurada Bulshada Rayidka iyo Beesha Caalamka.
Hoos ka akhrisog