DHAGEYSO:TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA EE BAARDHEERE

72

Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka dhageysan Doontaan Barnaamijkaasi 3da Galabnimo ilaa 3.30 GALABNIMO ,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo.

Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah ka dhacay Iskuulka BPS Baarrdheere ayaa maanta waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 1aad iyo 2aad ee Dugsiga SARE SEYID WARSAME,waxayna guusha ay Raacdey ,Ardeyda ku tartameysay Magaca Fasalka 1aad ee dugsiga Sare..

Hadaba Dhageysi Wacan.