RW Rooble oo warbixin ka dhageystay Guddiyada Heer Federaal iyo Heer G/woqooyi.

4

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT).

Kulanka intii uu socday ayaa liskaga xog wareystay halka ay marayaan howlaha u diyaar garowga doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ku matalaya Somaliland.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dhankiisa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT, iyagoo warbixin ka siiyay halka ay marayaan howlaha u diyaar garowga doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Somaliland.