Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay ku dileen Haweeneey Shacab ah.
Dilka ayaa yimid kadib markii Gaari ay wateen dad Shacab ah uu dhex-galay Kolonyo galbineysay Madaxweynaha Puntland, xilli uu dib ugu soo laabanayay Magaalada Garoowe.
Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay taliska booliska ee maamulka Puntland