5

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

Toddobaadkaan, kulanka Golaha Wasiirada Maamulkaasi ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah, oo ku aaddan xaaladaha guud ee Puntland, waxaani si gaar ah diiradda loo saaray Amniga, xaaladda Gobollada Puntland, abaaraha iyo arrimaha bini’aadanimada