Puntland oo Shaqo-joojin ku sameysay Agaasimeyaal Wasaaradeed

4

:Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee maamulka Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda Qorsheyn ee maamulkaasi.

Xafiiska ayaa mas’uuliyiintan oo saddex ah ku eedeeyay maamul-xumo baahsan, iyadoona uu billaawday baaritaan lagu samaynayo.

Hoos ka akhriso wareegto

BARLAANKA