Shil gaari oo sababay khasaaro u badan dhimasho

17

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay kadib  markii uu Xaafadda Buundo 1-aad ee degmada Waaberi uu xakamaha ( fariinka ) goostey gaari nuuca qaada ardayda.

Sdeddex ruux ayaa ku dhimatay halka ay ku dhaawacmay qof kale, iyadoo dalcadda dhanka wadada dabka uu gaariga dulmaray qaar kamid ah dadkii ku sugnaa wadada hareeraheeda ugu dambeynna gudaha u galay guri ay ku noolaayeen dad shacab ah.

Dad goob joogayaal ah  ayaa warbaahinta u sheegay in ay arkayen dhimashada ilaa saddex ruux iyo dhaawaca qof kale.