RW Rooble oo kulan la yeeshay guddiga xaqiijinta qoonddada haweenka

4

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Maxamed Xuseen Rooble, oo habka fogaan aragga kula yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS, waxaana ku bogaadiyay howsha loo igmaday,  isagoo kula dardaarmay inay si dhaw ula shaqeeyaan Guddiyada doorashada, Madaxda dowlad-goboleedyada & bulshada rayidka ah.

Maalmo ka hor ayay aheyd, markii ra’isul wasaaraha uu magacaabay 13 xubnood oo ka shaqeyn doono xaqiijinta qoonddada haweenka ee doorashada xubnaha baarlamaanka labada aqal.